Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Garoowe oo lagu kordhiyey Kuliyadda Caafimaad.[Masawiro]
(September 7, 2014)
Garoowe:-Waxaa Jaamacada bariga Afrika faraceeda Gobolka Nugaal lagu soo bandhigay kuliyad cusub oo Jaamacada lagu soo kordhiyay oo ah kuliyada caafimaadka ee saraakiisha. Waxaana xafladaan ka soo qay Falanqeyn Amiirka Cusub ee al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubaydah.(Dhageyso)
(September 7, 2014)
Kismaayo:-Ururka al-Shabab ayaa shalay ku dhowaaqay in Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah uu yahay Amiirka Cusub ee Xarakada kadib markii duqayn toddobaadkii hore lagu dilay hoggaamiyihii hore ee ururkaa Jaamacadda Badar International Oo Qayb Ka Furtay magaalada Boorama(Masawiro)
(September 7, 2014)
Boorama:-Munaasabad balaadhan oo loogu wanqalayay Jaamacadda Badar International University qaybteeda Gobolka Awdal ayaa maanta ka dhacday Hotel Rays ee Magaalada Boorama waxaana ka soo qayb galay m Golaha wasiirada DFS oo xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Nabad sugida
(September 7, 2014)
Muqdisho:-Golaha wasiirada ee DFS ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay xilka uga ka qaadeen Agaasimihii guud ee Hay’adda Nabad sugidda ee DFS Cabdullaahi Maxam Ururka Al-shabaab oo xaqiijiyey geerida Axmed Cabdi Godane [Akhriso]
(September 6, 2014)
Baraawe:- Ururka Al-shabaab ayaa bayaan ay soo saareen dhawaan waxaa ay xaqiijiyey in uu geerida hogaamiyahood Axmed Cabdi Godane ka dib duqeyntii ay diyaaradaha Maraykanka ay ka geysteen Isniintii Garoowe laga furay kuleej lagu barto diinta iyo maadooyinka Asaasiga(Masawiro)
(September 6, 2014)
Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid ay kasoo qaybgaleen mas uuliyiin dhinaca dowlada puntland ah iyo culima awdiin iyo aqoonyahano iyo waalidiin ayaa waxaa lagu soo bandhigay kuleejka Maka Al Mukarama ee Maqaalkii Uurdoox Qaybtii 11aad W/Q Sh.Cabdiraxmaan Shiikh.Cumar
(September 6, 2014)
Akhristayaasha waa u cudurdaaranaa kala go’ii ku yimid maqaaladan oo aan mar hore billaabay oo aan jeclahay in aan sii wado ilaa aan ku keeno maanta Isbadal xoogleh ayaa socdo,wax badanna waa soo ca Madaxweynaha DFS oo ka hadlay geerida Axmed Godane ee Mareykanku Sheegtay (Daawo)
(September 5, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka hadlay geerida amiirka kooxda Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo uu Mareykanku Sheegtay. Madaxweynaha DFS ayaa sheegay in ay ugu baaqay Sheekh C/naasir Xaaji Axmed oo socdaal dacwo ku tagay dalka Ugandha
(September 5, 2014)
Kampala:-Sheikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa booqosho dacawi ah ku soo gaadhay wadankan Uganda gaar ahaan magaala madaxda wadanka ee kampala. Booqoshadan ayaa noq Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay dileen hogaamiyihii Al-shabaab
(September 5, 2014)
Muqdisho:-War dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay ku sheegteen in weerar kii dhinac cirka ee ka dhacay deegaaka Sablaale iyo dhaayo tubaako oo kaga beegan
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|