Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(September 5, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaa uu si wanaagsan

(September 5, 2014)
Muqdisho:-Taliyaha ciidanka DFS Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay taliyaha ciidamada Uganda, Jen. Katubo Wamala oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho Marwo Faadumo Mohamed Aden (Calbato) oo xaaladeeda caafimaad ay ka soo raynayso
(September 5, 2014)
Muqdisho:-War aan ka helnay mid ka mid ah Qaraabada Marwo Faadumo Mohamed Aden (Calbato) oo ahayd xaaskii Jeneral Mohamed Abshir Haamaan oo ka bad baaday isku day la doonayey in lagu khaarajiyo xili a

(September 5, 2014)
Garowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Booqasho rasmi ah ku tagay xarunta xanaanaynta dadka qaba cudurka Dhimirka ee Nasrullah oo ku taala Magaalada Garoowe ee

(September 4, 2014)
Muqdisho, 04, Sebteember, 2014…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ah ku tagay degmooyinka Ba

(September 4, 2014)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sidda iyo dambiyada culus ee Gobollada Bari, Karkaar, Sanaag, Haylaand iyo Gardafuu Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa saaka waxaa uu kormeer howleed ku

(September 4, 2014)
Baydhabo:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari oo maalmahan Baydhabo kulammo kula lahaa qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa saakay kulan la qaatay ganacsatada gobolladan k

(September 4, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu qabtay hoolka xafladaha ee hotel JUBBA xaflad xil wareejin ah, taasi oo ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyahii hore ee Mu’asasada Al-Minhaaj Mr.Maxamed Maxamuu

(September 3, 2014)
Qisaba qisay ku xusuusisaa, sheekana sheekey keentaaye, wararkii maanta lagu soo qoray mareegaha internetka ee ahaa duqeyntii Sablaale lagu bartilmaameedsaday saraakiisha Alshabaab, iyo in la leeyahay

(September 3, 2014)
Qardho:-Xafladaani oo ay soo agaasimeen ardayda wax kabarata Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Qardho iyo kuwa sanadkaan ka qalin jabinaya ayaa waxaa loogu talalagalay in ardayda ay ku soo bandhigaan
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|