
(November 30, 2014)
Galdogob :-Sh Axmed C/samad oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa maalmahaan nashaad dacwo kawaday magaalada Galdogob, nashaadaadkaas oo ay diyaarisay Mu’assasada Al-minhaaj ee Galdogob ayaa ku bi

(November 30, 2014)
Garoowe:-Masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay Xaflad si weyn loo soo Agaasimay taasi oo ahayd mid Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay in ka badan 70 Arday oo mudo ku dhawaad sanad w

(November 30, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dusha Sare ee Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada isbahaysiga NATO kula kulmay saraakiil katirsan ciidamada NATO ee Radio Halgan Live Qu,aan Sh Xasan Al-Waajid Al-Soomaali (Dhageyso)
(November 30, 2014)
Radio Halgan Live waxaa ka dhageysan doontaa hadii alle idmo Duruusta ,Nadwooyinka ,Fataawaha Culumada Soomaaliyeed dalka gudahiisa iyo Dibadiisa. Shabakada Wararka Halgan .net ayaa sidoo kale u sa Raisulwasaaraha DFS oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka socota gobolka Galguduud
(November 30, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deegaano hoostaga degmada Xarardheere in ay deg deg u joojiyaan

(November 29, 2014)
Gaalkacyo:- Masaajidka Nuurul-yaqiin ee Xafada Israac magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay Muxaadaro uu soo jeediyey Sh.C/xakiim Muxamed Xirsi isagoo ka hadlay Mas

(November 29, 2014)
Gaalkacyo:-Muxaadaradaani oo loo qabtay Gabadhaha Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan kuwa ku taxan Muxaadaraad Taxane ah oo lagu qabto Galab walba oo Jimce ah Masjidka Al-Furqaan ee Xaafada Israac (Siinaa Go’aan uu Guddoonka Baarlamaanka ku shaaciyey xiliga ay Bilaabanayaan Kulamadii Baarlamaanka
(November 29, 2014)
Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa lagu sheegay in maalinta Talaadadda oo ay tahay bisha 2/12

(November 29, 2014)
Radio Halgan Live waxaa ka dhageysan doontaa hadii alle idmo Duruusta ,Nadwooyinka ,Fataawaha Culumada Soomaaliyeed dalka gudahiisa iyo Dibadiisa. Shabakada Wararka Halgan .net ayaa sidoo kale u sa

(November 29, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Booqday Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso,Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Barri ,Saldhiga Booli
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|