Sh. Dr.C/weli Sh. Maxamed Xaaji.Yuusuf oo safar dacwadeed ku tegay Lieks.[Dhagayso]
(November 21, 2014)
Lieksa:-Waxa safar dacwadeed ku tegay magaalada Lieksa ee bariga dalka Finland 13-16. 11. 2014 Sh. Dr. C/weli Sh. Maxamed Xaaji.Yuusuf oo ah iimaamka iyo Khadiibka masjidka Al-huda ee magaalada hels Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(November 21, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qayb galay shirkii New Deal ee ka dhacay magaalada Cop Muxaadaro ku saabsan Danbiyada waaweyn oo lagu qabtay Gaalkacyo
(November 20, 2014)
Gaalkacyo:-Masjidka Ramadaaan ee Xaafadda Garsoor ee magaalaga Gaalkacyo ayaa waxaa lagu qabtay muxaadaro ay ka soo qayb galeen qaybaha kale duwan ee bulshada ku nool Gaalkacyo yadoo muxaadaradu bil Taliye ku-xigeenka waaxda dambi-barista ee CID-da DFS oo lagu dilay Muqdisho
(November 20, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay magaalada Muqdisho Taliye ku-xigeenka waaxda dambi-barista ee CID-da ee DFS G/ Sare Maxamed Cabdi . Taliye Wasiirka Warfaafinta DFS oo kula kulmay Nairobi Tom Malinowski (Masawiro)
(November 20, 2014)
Nairobi:-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta Nairobi kulan la qaatay Tom Malinowski oo ah Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dowladda Mareykanka, ee u qaabi Sh.Cabdibaasid Sh.Ibraahim oo Darajada PhD ka qaatay Jaamacadda Al-madiinah International ee Malaysia
(November 20, 2014)
Kuala lampur:-Waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa haddaan nahay bahda Halgan.net Sh.Cabdibaasid Sheekh.Ibraahim Maylow oo Darajada PhD ka qaadatay Jaamacadda Al-madiinah International Kuala lampur Ma Xildhibaano kulan ku yeeshay Muqdisho oo baaq u jeediyay Madaxweynaha.[Masawiro]
(November 20, 2014)
Muqdisho:-Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, xubnaha golaha shacabka ee ka soo horjeeda Mooshinkii dhawaan laga keenay Ra'iisul Wasaaraha iyo Xukuumaddiisa ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Do Shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland oo looga hadlay arrimo dhowr ah oo muhiim ah.
(November 20, 2014)
Garoowe:-Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ayaa maanta kulankoodii waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda nabad-gelyada dalka, Khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Barna Agaasimaha Sirdoonka Puntland (PIA) oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe
(November 20, 2014)
Garoowe:-Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka Puntland (PIA) Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) ayaa maanta wuxuu shir-jaraa'id ku qabtay magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Agaasimaha ciidanka Sirdoonka P Sarkaal Ka tirsan Ciidanka DFS ee Gobolka Gedo Oo saaka Muqdisho Lagu Dhaawacay.
(November 20, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan DFS saaka lagu dhaawacay Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodon waxaana sarkaalkaas uu ka tirsanaa ciidanka Melatariga
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|