Warmurtiyeed Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Copenhagen
(November 20, 2014)
Copenhagen, 19 November 2014 – Shir sannadeedkii ugu horeeeyay ee heer wasiir ee Madasha Iskaashiga ee Heerka Sare ayaa lagu qabtay magaalada Copenhagen inta u dhexeysay 19 iyo 20 November, waxaana
Sheekh Umal oo xalay muxaadaraad taxane ah ka bilaabay Masjidka Abu Bakar uu kaga hadlayo buuga xadka ridada(Daawo)
(November 20, 2014)
Nairobi :-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa waxaa xalay waxaa uu muxaadarooyin taxane ah oo uu kaga hadlayo buuga Xadka Riddada Maxaa ka run ah oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil uu ka
Khudbaddii kaaliyaha arrimaha siyaaadda ee xoghayaha qaramada Midoobey ka jeediyey shirkii Copenhagen
(November 20, 2014)
Copenhagen:-Mudane Madaxweyne, Xassan Sh.Maxamuud Madaxweynaha DFS, Mudane Helle Thorning-Schmidt, Ra’iisul Wasaaraha Denmark, Marwooyin iyo Mudanayaal, Waxaa sharaf ii ah in aan halkan idinla joogo
Ka qayb qaado dhismaha Machadka Khadiija ee magaalada Laascaanood
(November 19, 2014)
Laascaanood:-Machadka-Khadiija ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa in mudo dayacnaa kaas oo dumay markii danbe xaruntan Machadka-Khadiija ayaa waxaa wax ku-barta Haweenka Gobolka Soo
Madaxweynaha DFS oo Shir,jaraaid ku qabtay magaalada Copenhagen (Dhageyso)
(November 19, 2014)
Denmark:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa markii uu dhamaaday kulankii ugu horeeyey maanta shirka hiigsiga Cusub ee ee Soomaaliya waxaa uu shirjaraa,id ku qabatay xarunta uu shirku ka socdo wa
Shirkii New Deal ee Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Copenhagen
(November 19, 2014)
Copenhagen:-Waxaa maanta ka furmay magaalada Copenhagen ee ee caasimadda Denmark Shirkii New Deal ee Arrimaha Soomaaliya waxaan u jeedka shirkaan ay tahay in Dowladda Federaalka Soomaaliya  ay  bees
Ergayga gaarka ah IGAD ee Soomaaliya oo soo dhaweeyey Maamulka Koonfur Galbeed
(November 19, 2014)
Baydhabo:-Ergayga gaarka ah IGAD  ee Soomaaliya Amb. Mohamed Affey ayaa soo dhaweeyey  maamulka Gobolleedka Koonfur Galbeed ee shalay madaxweyne loogu doortay Shariif Xassan Sheekh Aadan. Ergayga ga
Dowladda Mareykanka oo soo dhaweysay Doorashadda Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed
(November 19, 2014)
Nairobi:-Ergeyga Mareykanka u qaabilsan Somaaliya James P. McAnulty ayaa waxaa uu soo dhaweynayaa doorashadda dhacday November 17, taasi oo madaxweynaha maamulka ku meel-gaarka ee koonfur galbeed loog
Wafdi culimo ah oo booqasho ku yimid dalka Koonfur Afrika.[Masawiro]
(November 19, 2014)
Johannesburg:-Wafdi culima,udiin ah oo ka yimid dalka Tanzaaniya ayaa waxa ay mudadaanba ku joogeen booqasha dacwadeed dalkan Koofur afrika, wafdiga oo uu hogaaminayay Sh.c/qaadir Maxamed Shariif (al-
Rajada Ergeyga QM ee ku aaddan Madasha wax wadaqabsiga Heerka Sare ee Copenhagen
(November 19, 2014)
Copenhagen:- Ka hor inta aanay billaaban Madasha Wax Wadaqabsiga Heerka Sare (HLPF) taas oo ka dhacaysa Copenhagen 19ka November, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u

« Previous PageNext Page »