Puntland oo soo dhaweysay doorashadii maamulka saddexda Gobol ee Koonfur galbeed
November 18, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Dawladda Puntland ee Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Doorashadii shalay ka dhacdey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay oo lagu Doortey Madaxweynaha Maamulka Saddexda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.Shariif Xasan Shiikh Aadan. Sidoo kale Dowladda Puntland waxaa ay soo dhaweynaysaa Dhismaha maamul kasta oo waafaqsan Dastuurka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net