Puntland oo soo dhaweysay doorashadii maamulka saddexda Gobol ee Koonfur galbeed

November 18, 2014 - Written by Editor

plGaroowe:-Dawladda Puntland ee Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Doorashadii shalay ka dhacdey  Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka  Baay  oo lagu Doortey Madaxweynaha Maamulka Saddexda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.Shariif Xasan Shiikh Aadan. Sidoo kale Dowladda Puntland waxaa ay soo dhaweynaysaa  Dhismaha maamul kasta oo waafaqsan Dastuurka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

no images were found

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online