Wafdi uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray.[Masawiro]

November 4, 2014 - Written by Editor

DSC_0072Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland wafdi uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Somaliya Danjire  Olgan Bekar waxaan u soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdilaahi Camay iyo xubno ka tiran golayasha dowladda Puntland.

Wafdga Safiira dalka Turkiga ayaa markii ay soo gareen magaalada Gaoowe waxaa ay deeq raashin ah ku wareejiyeen Kuleejo lagu barbaariyo Agoonta waxaana ay booqdee Isbitaaka guud ee Garoowe, Dugsiga sare ee Gambool iyo xarumo kale.

Wafdi uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Somaliya Danjire  Olgan Bekar ayaa waxaa uu kulan la qaatay madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamd Cali Gaas waxaan ay ka wada hadleen mashaariic ay dowladda Turkigu ka fulin doonto deegaanada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa saxaafadda uga warbixiyey kulan ay wada yeesheen Safiirka Turiga Danjire  Olgan Bekar  isagoo uga mahadceliyey in booqashadii ugu horaysay oo meel ka baxsan Muqdisho uu ku yimaado ay noqto Puntland.

Safiirkana ay ka wada hadleen Xiriirka Puntland iyo Turkiga, iyo sidii Kaabayaasha dhaqaale, Waxbarashada, Caafimaadka iyo mashaariic kale looga hirgelin lahaa Puntland.

Madaxweynaha Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in safiirka Turkiga ay kala hadleen oo kale sidii Puntland ay saamiga deeqaha waxbarshada ay bixiso dowladda Turkiga ay qaybteed uga heli lahaayeen  maadaam Soomaaliya ay tahay Federaal.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online