Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiro dowlayaal la sheegay in ay is casilaad ka codsadeen Raisuwasaaraha DFS.
November 18, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wasiir kuxigeeno iyo wasiir dowleyaal ka tirsan Xukumadda DFS ay codsi u qoreen Raisuwasaaraha DFS iyaga oo ka codsaday in uu xilka iska casilo. Wasiir kuxigeenanada iyo wasiir dowlayaasha ka tirsan Xukumadda DFS codsiga is casilaada u gudbiyey Raisulwasaare Cabdi weli Sh Axmed ayaa waxaa lagu sheegay ilaa 17 wasiir .
Codsiga loo gudbiyey Raisulwasaaraha DFS Cabdi weli Sh Axmed ayaa lagu faafiyey qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed waxaana ay u qorneyd sidan.
no images were found
no images were found
A/Cawale
Halgan.net