Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiro dowlayaal la sheegay in ay is casilaad ka codsadeen Raisuwasaaraha DFS.

November 18, 2014 - Written by Editor

golaha wasiiradaMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wasiir kuxigeeno iyo wasiir dowleyaal ka tirsan Xukumadda DFS ay codsi u qoreen Raisuwasaaraha DFS iyaga oo ka codsaday in uu xilka iska casilo. Wasiir kuxigeenanada iyo wasiir dowlayaasha ka tirsan Xukumadda DFS codsiga is casilaada u gudbiyey Raisulwasaare Cabdi weli Sh Axmed ayaa waxaa lagu sheegay ilaa 17 wasiir .

Codsiga loo gudbiyey Raisulwasaaraha DFS Cabdi weli Sh Axmed ayaa lagu faafiyey qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed waxaana ay u qorneyd sidan.

no images were found

no images were found

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online