Weriye Cabdirisaaq Cali Cabdi Silver oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo

November 18, 2014 - Written by Editor

silverGaalkacy:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Weriye Cabdirisaaq Cali Cabdi  Silver oo ka tirsanaa Radio Daljir  iyo Horn Cable TV.

Alaha u naxariisto Weriye Cabdirisaaq Cali Cabdi Silver ayaa waxaa toogtay   labo nin oo biskoolado ku hubeysnaa wax yar ka dib markii uu salaadii cishe soo tukaday  uuna ku siijeeday gurigiisa.

Ciidanka Amaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa soo gaaray goobta ka dib dilka wariye Silver .Weriye Cabdirisaaq Cali Cabdi  Silver ayaa waxaa uu  ifka kaga tagay laba wiil iyo hal xaas .

Ilaa haatan lama garanayo cida dishay Weriye Cabdirisaaq Cali Cabdi  Silver balse waxaa loo badinayaa in ay dileen kooxda Al-Shabaab oo magaalada Gaalkacyo ku dilay Nabadoono,Ganacsato ,weriyaal, iyo dhaqaale ka tirsan dowlada hoose ee magaalada Gaalkacyo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online