4 qof oo shalay xukun lagu riday oo tegay xarunta maamulka Gobolka Mudug.[Daawo Video]

January 14, 2015 - Written by Editor

3Gaalkacyo:-Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta maamulka Gobolka ee magaalada Gaalakacyo ka dib markii ay saaka isku diyaariyeen ciidamo ka tirsan Birmadka in ay qabtaan xubnahaan 4 qof ah. Xubnahaan afarta ah ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay xukun lagu rido xili ay ku sugan yihiin Gaalkacyo oo aysan waxba kala soco ama aysan aadin shir ka dhacay degmada Cadaado oo maamul loogu samaynayo Gobolladda dhexe.

Afarta xubnood ee saaka saxaafadda kula hadlay xarunta maamulka Gobolka ee gaalkacayo ayaa eedeyn culus u soo jeediyey Maxkamada darajada koowaad ee Gobolka Nugaal yo garsoorayaasha ka shaqeeya oo wax aysan hubsan ku maxkamadeeyey dad aan danbi lahayn.

Afarta xubnood ee tegay xarunta maamulka Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa waxaa ka mid ah:-

1. Warsame Qolofeey Shido.

2. Maxamed Aadan Muuse Cadooye.

3. Xuseen Maxamuud.

Hoos ka Daawo Afarta xubnood ee tegay xarunta maamulka Gobolka Mudug ee Gaalkacyo

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online