Mutamarkii Islaamiga ahaa oo weli si habsami leh uga socda Magaalada Cape Town.[Masawiro]

January 1, 2015 - Written by Editor

20141231_170601Cape Town:-Magaalada Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika waxaa si habsami leh maalintii labaad uga socda Mu’tamarkii Shanaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika oo ay sannadkiiba mar soo qaban qaabiyaan Golaha Dacwada ee Albayaan.

Qaybaha Mu’tamarka ee maanta qabsoomay waxay isku jireen Muxaadarooyin ku kala baxay Luqadaha English-ka iyo Soomaaliga oo Culumadu ay ka jeediyeen dhawr ka mid ah Masaajidda Cape Town iyo Dawro Cilmiyeed gaar ah oo loo qabtay dumarka Soomaliyeed ee ku dhaqan Cape Town.

Radio Halgan oo kusii xidhan radio Al-Xikma oo laga dhegayso deegaanada Puntland ayaa si toos ah usoo tebinaya sannadkan dhammaan Muxaadarooyinka iyo Duruusta kala duwan ee Mu’tamarka K/Afrika waxaana laga dhegaysan karaa telefonada gacanta  sidoo kale waxaa si toos ah loogala socon karaa Halgan.net.

no images were found

Xafiiska Guud ee Warfaafinta ee Albayaan
(Cape Town), South Afrika

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online