Ardayda Ilays Academy College ee Laascaanood oo u Fadhiistay Imtixaankii Teeramka Dhexe

January 7, 2015 - Written by Editor

6 [Max Width 1024 Max Height 768]Laascaanood:-Ardayda Wax ka Barata  Academiyada Waxbarashada ee  Ilays Acamdey College ee Magaalada Laacaanood  ayaa u Fadhiistay Imtixaankii Dhexe ee Sanad dugsiyeedka 2014-2015 .

Ardaydan oo u fadhiistay Imtixaankii Maalinimadii Shalay ee 6/01/2014 ayaa Maalmihii u danbeeyey u diyaar garoobay Imtixaankan inay guul ka gaadhaan .
Xasan Maxamed Axmed o Maamulaha College kan ayaa Ka Warbixiyay Xaalada Imtixaan iyo Ardayda dhigata Dugsigan , Sidoo Kale Maamuluhu Wuxuu Sheegey in ay Jiraan Hormar badan oo uu ku tallaabsadey College kan intii uu Furnaa . Ardayda Wax ka barata College ka oo isugu Jir Wiilal iyo Hablo iyo Hooyooyinka ba ayaa So Wayn u soo dhaweeyey dida wanaagsan ee ay Macllimiintooda uga haqabtireen inay u soo diyaariyaan Imtixaan u qalma Wixii ay soo barteen Teeramkii hore ee Sanad Dugsiyeedka 2014 -2015 .

Ilays Academy oo ah Colleg Wayn oo Laascaanood Ka furan Waxaa wax ka barta Arday aad u badan oo ka kooban Qaybaa kala duwan ee Bulshada Laascaanood ku dhaqan . Iyadoo College ku uu Bixiyo Shahaadooyin heer Sare oo ay Dibloma iwm .
Waxaa laga Bartaa Maadooyin ay ka mid yihiin Computer Science , Training Teacher, Adult Education , Administration , iyo Hidaha iyo Dhaqanka Somalida.

no images were found

Waxaa laga Furay Laascaanood Sanadkii 2012 iyadoo ay Dhameeyeen Hal Dufco oo Sanadkan ka Qalin Jebiyeen , ugu danbyntii Wuxuu Raacsan yahay Dugsigani Dallada  Waxbarahsada ee Ilays . oo Ka Mida Dalladaha Waxbarshada ee ka diwaan Gashan Wasaarada Waxbarashada ee Somali.
Mawliid Ismaaciil Haradigeed      
Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online