Faah faahin ka soo baxeysa Qaraxii Ismiidaminta ee ka dhacay Hotel SYL

January 22, 2015 - Written by Editor

sylMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee Hotelka  SYL ka dib markii ciidanka ilaalada ee Hotelka ay joojiyeen gaariga ay ku xirnaayeen walxaha qarxa.

Qarax gaari ayaa wuxuu ka dhacay  afaafka hore ee  Hotel SYL  oo ay ku sugnaayeen wafdi ka socda dalka Turkiya  kaas oo hordhac u ahaa wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dalka Turkiya  Recep Tayyip Erdogan .

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa inuu maalinta berri oo Jimco ah uu booqasho ku soo gaaro  magaalada Muqdisho.

Sarkaal u hadlay DFS ayaa sheegay in laba askari ay ku dhinteen wuxuuna intaas ku daray in wafdiga ka socda dalka Turkiya ay bad qabaan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online