Faahfaahin Howlgalo ay ciidanka Puntland ka fuliyeen shalay deeganada Diindigle

January 6, 2015 - Written by Editor

galBoosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland  ee shalay howlgalo ka fuliyey  deegano ku dhow buuraleyda Galgala ay la wareegeen Saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen  buuraleyda Golis gaar ahaan deegaanada lagu magacaabo Xagar Hooreed -Diindigle iyo Bali Dharkeynle  sidda ilo wareed ku sugan Boosaaso ay noo sheegeen.

Warar ayaa intaas ku daraya in iska horimaad uu  shalay uu ka  dhacay deegaanka la yiraahdo Diindigle oo 37km u jirta tuulada Galgala ka dib weerar ay ku qaadeen  ciidanka Puntland deegaanka Diindigle .Khasaaraha dagaalka ayaa waxaa la sheegayaa in ciidamada Puntland ay ka dhinteen ilaa 2 askari ayna ka dhaawacmeen 4 kale.

Deegaanka la yiraahdo Diindigle oo 37km u jirta tuulada Galgala ayaa waxaa uu ahaa Talis ama Saldhig ay Al-shabaab ka soo Abaabulaan dagaalada ay kula jiraan ciidanka Puntland iyo weliba dilalka qorsheyn iyo qaraxyada ka dhaca Puntland.

G/Sare Maxamuud Cabudlqaadir Sumaysane oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerareen Saldhig ay Al-shabaab ay ku lahaayeen Deegaanka Diindigle ayna la wareegeen isagoo xusay in dagalka ay ku dileen 6 ka tirsan ciidanka Al-shabaab.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online