Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland oo ku shiray magaalada Garoowe
January 29, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirka Golaha wasiirada dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madaxweynaha dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin xaalada Amaanka, Ansixinta siyaasada Naafada, Barnaamijka Hiigsiga Cusub ee New Deal iyo kastamka u dhaxeeya Puntland iyo Ethopia.
Hoos ka eeg warsaxaafadeedka ka soo baxay shirkii golaha wasiirrada ee dowladda Puntland.
[singlepic id=7962 w=900 h=800]
[singlepic id=7963 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

