Khudbadii Jimcaha ee masjidka Xaaji Cali ee Garowe Sh Axmed Cabdi Samad.[Video]

January 30, 2015 - Written by Editor

InacabdisamadGaroowe:-Waxaa maantay oo taariikhdu ku beegnayd 30/01/2015 Masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe caasimada dowladda Puntland Khudbadii jimcaha ka soo jeedshay Sh.Axmed Cabdi Samad.

Waxaana sheekhu kaga hadlay khudbadii Jimcaha in difaaca Nebigeena Muhamed صلي اللة علية وسلم ay tahay in aad baratid  dariiqii uu ku fidin jiray diinta iyo habdhaqan kiisii  waxaana sheekhu ku daray in ay muhiim tahay in aan lagu dagmin dabinka gaalda ee ah in dadka diinta lagu diro oo lala yimaado wax ka dhan ah diinta islaamka.

Sheekh Axmed Cabdi Samad ayaa ku dheeraaday dardaaran uu usoo jeedshay bulshada qaybaheeda kala duwan sidda, Culimada .Xildhibaanada,  Wasiirada,Saxaafadd, ururadda bulshada , kuwa haweenka iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada isagoo ugu baaqay in qof walba inta uu awoodo ay masuuli yad ka saaran tahay difaaca Nabigeena Muhamaed Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee.

Gaba gabadii khudbada ayaa Sh Axmed Cabdi Samad  baaq udiray  waxgaradka iyo Qabaa’ il ka soomaaliyeed in ay u midoobaan barashada Diinta Islaamka iyo Difaaca Nabiga CSW

no images were found

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garowe Sh Axmed Cabdi Samad

Musasat Al-Minhaaj Garoowe
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online