Muxaadaraadkii ay culimadu ka jeediyeen Nadwadii lagu qabtay Masjidka Al-hudaa ee Garoowe[Dhamaad]

January 1, 2015 - Written by Editor

vlcsnap-2014-12-19-05h18m36s4Garoowe:-Waxaa dhawaan lagu soo gabagabeeyeyMasjidka Al-hudaa ee Garoowe Nadwo clmiyeed diini ah oo mudo 5 cisho ah si xiriir ah u socotay, Nadwo cilmiyeedkaan diiniga ah ayaa ah nadwadii 7aad ee lagu qabto Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.Nadwo Cilmiyeedkaan diiniga ah ee ka dhacday  magaalada Garoowe ayaa waxaa ay bilaabatay 23 ilaa 27 Safar 1436 00 waafaqsan 15 ilaa 20 December 2014 waxaan cinwaankeeda uu yahay sanadkan مشكلات أسرية وظواهراجتماعية مع حلول مناسبة

Nadwo Cilmiyeedka 7aad ee lagu qabanayo Masjidka Al-hudaa ayaa waxaa ka soo qeyb galaya culumada kala ah:-

1- Sheekh C/naasir Xaaji Axmed

2- Sheekh Maxamed Cumar Dirir

3- Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf

4-Sheekh Daahir Aw Cabdi

5-Sheekh Axmed Daahir Xasan Xusen

6-Sheekh Axmed Cabdisamed Abdille

7- Sheekh Fu,aad Maxamuud Xaji nuur

8- Sheekh C/risaaq Mire Jaata

9-Sheekh Maxamed Axmed Faarax Dabiix

10-Sheekh Maxamed Cumar Axmed

Nadwada 7aad ee ka socota caawa Masjidka Al-hudaa ee Garoowe ayaa waxaa si live ah u tabinayey Radio Halgan iyo Radio Xikma oo in ka badan 13 xarumood ku leh deegaanada Puntland. Haddaba  waxaan caawa idiin kugu celinaynaa  muxaadaradii ka baxay Nadwada iyo weliba  goobaha kale oo ay culimadu ka jeediyeen muxaadaraadka

Hoos ka Dhagayso muxaadaraadkii ay culimadu ka jeediyeen Nadwo cilmiyeedkii 7 aaad ee lagu qabtay Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe

ama Halkaan ka Dhagayso Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Idaacadda Al-xikmaha iyo Radio Halgan Live
Garoowe, Nuur Jaamac Aden

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online