Dowladda Puntland oo ka hadashay booqashadii Madaxweyne Siilaanyo ee Laascaanood
January 22, 2015 - Written by EditorGaroowe:-War-saxaafeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa waxaa lagu cambaareeyey safarkii uu Madaxweynaha S/land Axmed Maxamed Siilaayo uu ku tegay magaalada Laascaanood e xarunta Gobolka Sool.
War-saxaafeedka ka soo baxay dowladda Puntland ayaa waxaa ayaa waxaa ay baaq ugu dirtay dowladda Federaalka Somaaliya, Beesha Caalamka yo dowladda dariska ah in Gobolka Sool uu ka mid yahay deegaamada dhulka Puntland wixii dhibaato oo ka yimaadana ay masuuliyadoodu ay qaadi doonaan madaxda dowladda S/land.
Hoos ka eeg war-saxaafadeedka Puntland ay ka soo saartay safarkii Madaxweynaha S/land uu ku tegay magaalada Laascaanood. no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net