Dowladda Puntland oo ka hadashay booqashadii Madaxweyne Siilaanyo ee Laascaanood

January 22, 2015 - Written by Editor

siilaanyoGaroowe:-War-saxaafeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa waxaa lagu cambaareeyey safarkii uu Madaxweynaha S/land Axmed Maxamed Siilaayo uu ku tegay magaalada Laascaanood e xarunta Gobolka Sool.

War-saxaafeedka ka soo baxay dowladda Puntland ayaa waxaa ayaa waxaa ay baaq ugu dirtay dowladda Federaalka Somaaliya, Beesha Caalamka  yo dowladda dariska ah in Gobolka Sool uu ka mid yahay deegaamada dhulka Puntland wixii dhibaato oo ka yimaadana ay masuuliyadoodu ay qaadi doonaan madaxda dowladda S/land.

Hoos  ka eeg war-saxaafadeedka Puntland ay ka soo saartay safarkii Madaxweynaha S/land uu ku tegay magaalada Laascaanood.

no images were found


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online