Shirkii Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD oo la soo gaba gabeeyay iyo War murtiyeed laga soo saaray(Akhriso)

January 10, 2015 - Written by Editor

3Muqdisho:-Waxaa galabta lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho ee casimada Soomaaliya shirkii golaha wasiirada ee IGAD waxaana shirka soo xiray Ra’iisul wasaare DFS Cumar C/rashiid waxaana looga hadlay dhismaha Maamulada KMG, iyo ammaanka.

Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya Dr. Tedros Adhanom oo ah Gudoomiyaha Golaha Wasiirada IGAD ayaa markii uu soo xirmay shirka waxaa uu saxaafada u akhriyey war murtiyeedka laga soo saaray shirka kaas oo ka kooban dhowr iyo tobon qodob .

no images were found

Halgan .net ayaa waxaa soo gaaray nuqul ka mid ah war murtiyeedka laga soo saaray shirka wasiirada arimaha dibada ee IGAD Halkan ka Akhriso.
A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online