
(February 7, 2015)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in caawa ciidanka Booliska ee Boosaaso oo joogay bar kontrool ee Panarooma ay ku amreen nin dhalinyaro ah in u

(February 7, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 7-2-2015 dib ugu soo laabtay magaalo Madaxda Puntland ee Garoowe kadib markii uu safar shaqo o

(February 7, 2015)
London:-Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaa xalay ka dhacday magaalada London, iyadoo u jeedada xaflada ay ahayd sidii loo soo dhoweyn lahaa Boqor Burhan Boqor Muuse oo maalmahan ku sugnaa maga

(February 7, 2015)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si wadajir ah xalay kulan ula qaatay Madaxweynayaasha Maamullada KMGka ah ee Koonfu Maragfurkii Maqdisi sow ma ahan mar kale markhaati minanka dhexdiisa W/Q Sh Abdirazak Sugulle
(February 7, 2015)
Allaah ayaa mahad oo dhan u sugnaatay, nabadgelyo iyo naxarisna korkiisa ha ahaato suubanaheenii Nabi Muxamed. Intaa dabadeed waxaan shaki lahayn in caalamku maanta uu dhex dabaalanayo mowjado fitan

(February 7, 2015)
Nairobi :-Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in rag hubaysan ay toogasho ku dileen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya oo magaciisa la yiraahdo George Mucha
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|