
(February 17, 2015)
Ndola:-Waxaa wili ka socda magaalada Ndola ee dalka Zambia muxaadaraadkii iyo wacdigii ay ka jeedinayeen Masjidka Ummah ee magaalada Ndola labada Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh C/qaadir Boobe

(February 17, 2015)
Jowhar:-Waxaan Allaah uga mahad celinaynaa inuu noo sahlay Safar dacwadeed oo aan ku gaarnay Gobolka Shabeelada Dhexe degmooyin kiisa qaarkood iyadoo aan deegaanadaas kula kulanay dhamaan qeybaha Buls

(February 17, 2015)
Hargeysa:-Shalay iyo maanta ayaa waxa si nabad ah u soo gaadhay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka s/land qaybihii ugu horeeyey ee ardayda ka timid deegaano kala duwan kuwaas oo wax ka baran doona

(February 17, 2015)
Gaalkacyo:-Qalab casriya ayaa waxaa lagu soo kordhiyey Garoonka Diyaaradaha ee C/laahi Yuusuf Axmed ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug . Qalab casriya ee lagu soo kordhiyey Garoonka Di Madaxweynaha DFS galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
(February 17, 2015)
Addis Ababa:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya wax yar ka dib markii uu dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho. Madaxw

(February 17, 2015)
Copenhagen:-Omar Abdel Hamid El-Hussein waxaa uu ku dhashay dalka Danmark bishii September 1992, Omar waxaa uu ku koray oo ku noolaa caasimada Danmark ee Copenhagen waxaa uu asal ahaan ka soo jeedaa d

(February 17, 2015)
Nairobi:-Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka, waxaana kulanku uu u dhacay qaab wada xaajood ah.Sheekha ayaa markii hore si cilmi ah u

(February 17, 2015)
Muqdisho:-Daarul xadiith wassunah waa rug loogu tala galay soo saarida culimo ahal u ah faafinta iyo barida culuumta islaamka iyo luqada carabiga , waxaana barayaal ka ah culimo ehel u ah waxa ay bara
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|