
(February 20, 2015)
Muqdisho:-Wariye Caydiid Cabdirahman Aadan oo ka mid ah wariyaasha Radio Kulmiye ayaa waxaa uu a waramay qaabkii uu u dhacay qarax is miidaamin lala eegtay Masjid ku yaal gudaha Hotel Central oo ay

(February 20, 2015)
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaan ka tacsiyaynayaa dhimashadii maanta ka dhacday Hotel Central ee magaalada Muqdisho, ka dib Qarax ka dhacay oo ay ku dhinten dad badan waxaan halkaan tac

(February 20, 2015)
Qardho:-Xaflad si heer sare ha loo soo agaasimay loona qabtay dufcadii ugu horaysay ee ka qalinjabisay jaamacada bariga Africa faraceeda magaalada Qardho qaybaheeda kala ah shareecada iyo maamulka iyo

(February 20, 2015)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan masjid ku yaal gudaha Hotel Central ku dhintay Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali Suldaan Yaasiin Keenadiid o

(February 20, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdi xakiin C/llaahi Xaaji Cumar Camey ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed iyo ma

(February 20, 2015)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee waxashnimada ahaa ee maanta lagu qaadey mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdis

(February 20, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maanta qarax is miidaamin lala eegtay Masjid ku yaal gudaha Hotel Central oo ay ku tukanayeen masuuliin ka tirsan DFS waxaana uu Hotel Center ku dhow xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|