
(February 26, 2015)
Wararka ka imaanaya dalka Suuriya gaar ahaan magaalada Idlib gaar ahaan Carab Saciid ayaa sheeegaya in uu isku day dil ka badbaaday Sh Basaam Cayaashi oo ka mid ah ducaada ka yimid dalka Beljam .

(February 26, 2015)
Kooxda Khawaarijta ee Daacish ayaa weerarka afka ah ku qaadeen wadaadka Abu Maxamed Al-Maqdasi oo ahaa wadaad ku ibtileysnaa caayda iyo Gaaleysiinta culumada waxaana ay soo bandhigeen xiriir dhexmaray

(February 26, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay Xaa

(February 26, 2015)
Garoowe:-Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxwey naha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Nabad-gelyada dalka,

(February 26, 2015)
Muqdisho:-Waxaa dib u dhacay wadahadalkii u dhexeeyay Maamulka S/land iyo dowlada Federaalka Soomaaliya oo la filayey in uu maanta ka furmo maagaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga. Wasiirka Ar

(February 26, 2015)
Addis Ababa :-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Adan Ibraahim ayaa heshiis sadex geesood ah kula saxiixday magaalada Addis Ababa Bangiga Horumarinta Africa iyo Urur G

(February 26, 2015)
Jowhar:-Kulan looga hadlayey amaanka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Jowhar waxaana kulankaas ka soo qeyb galay masuuliinta DFS ee gobolka Shabeellaha dhexe ,waxgarad
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|