Dad loo qabtay weerar lala Beegsaday Guddoomiyaha Bari.[Dhagayso]
February 27, 2015 - Written by EditorBoosaaso:-Mas’uuliyiinta Maamul Gobolleedka Puntlad ayaa qab qabtay dad badan oo lala xiriiri nayo weerar xalay lagu qaaday hoyga Guddoomiyaha Gobolka Bari Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay hal qof oo ahaa ilaalada guriga Guddoomiyah.
Shir jaraa’id oo uu maanta Guddoomiyaha Bari Cabdisamad Maxamed Galan, uu ku qabtay magaalada Boosaaso ayuu ku sheegay inaanu ka hor dhacaynin baadhitaanka socda.
Hoos ka Dhagayso Faahfahinta warkan qaybta hoose ee boggan ka dhegayso.
Source VOA