Dad loo qabtay weerar lala Beegsaday Guddoomiyaha Bari.[Dhagayso]

February 27, 2015 - Written by Editor

IMG_0492Boosaaso:-Mas’uuliyiinta Maamul Gobolleedka Puntlad ayaa qab qabtay dad badan oo lala xiriiri nayo weerar xalay lagu qaaday hoyga Guddoomiyaha Gobolka Bari  Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay hal qof oo ahaa ilaalada guriga Guddoomiyah.

Shir jaraa’id oo uu maanta Guddoomiyaha Bari Cabdisamad Maxamed Galan, uu ku qabtay magaalada Boosaaso ayuu ku sheegay inaanu ka hor dhacaynin baadhitaanka socda.

Hoos ka Dhagayso Faahfahinta warkan qaybta hoose ee boggan ka dhegayso.

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online