Dhalinyaro falal amni xumo ka geystay habeenkii magaalada Laascaanood

February 12, 2015 - Written by Editor

LaascaanoodLaascaanood:-Waxaa maalmihii u danbeeyey laga dareemayaa xaafaddaha kala duwan ee magaaada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool falal amni daro oo ay ku kacayaan koox dhalin yaro ah oo dadweynaha u geysanayaan dhac , boob , kufdi iyo tuuganimo.

Kooxahaan dhalinyarad ah ayaa xaafaddaha magaalada Laascaanood lagu arkaa habeenimadii iyagoo ku riday dadweynaha magaalada argagax iyagoo wata waraaqo ay ku qoran tahay ku nasiibso, ama tijaabi nasiibkaaga.

Intaas ka dibna ciqaab iyo falal fool xun kula kaca qofka ay qabtaan iyagoo mar walba ku ciqaaba wax u soo baxa qof arrimahaas oo dadweynaha ku abuuray cabsi iyo walwal.

Ciidanka amaanka ee Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa magaalada ka bilaabay xalay howl galo lagu qabqabtay dhalinyaro fara badan oo lala xiriirinayo falal amaan daro in ay ka geysteen magaalda waxaan lagu xiray xabsiga magaalada Laascaanood.

Ugu danbayntii bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa is waydiinaya halka uu ka yimid dhaqamada cusub ee magaalada Laascaanood ay ku soo kordhiyeen dhalinyaradaan oo iyago kula kacay bulshada dhac , Boob , Kufsi, iyo Jirdil.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online