Dowro tababar ah oo loo qabtay Xafiiska haweenka ee Mu’asasada Al-Minhaaj G/Nugaal.[Masawiro]

February 22, 2015 - Written by Editor

2015-02-18 10.01.40Garoowe:-Dowradaan oo ciwaankeedu ahaa (TUSIDA WADADA GUUSHA) Waxaana ka qayb qaadanayay aqoon yahanno kaladuwan waxaana  furitaanka xaflada kasoo qaybgalay Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj Xasiiskeeda gobolka Nugaal Culima Awdiin iyo Marti sharaf kale.

Waxaana darsiga furitaanka maantay galay Sh Axmed Maxamed Faarax(Sh Dheeli) waxaana sheekhu dumarka usoo bandhigay darsi qiimi badan oo sheekhu aad usoo doyaariyay waxaana uu ciwaan uga dhigay Sheekhu Sidee gabadha  muslimadaa unoqonkartaa daaci bulshada khayrka ugu yeerta .

Waxaana Sh. Axmed gabdha aad ugu boriyay in ay kahortagaan  dhibaatooyin badan oo ay kamidtahay gabdhihii oo in toodaban katageen xijiibka ama suxun u adeegsaday  taasina waa mas’uuliyad saran dhamaan teen laakiin dumarku waxay kuleeyihiin saamayn hadii ay u istaagaan wacyigalinta bulshada iyo in loogu yeero dariiqa saxda.

Waxaa kaloo sheekhu kalahadlay dumarka siday u noqon lahaayeen kuwa bulshadu kaga dayato dhaqan wanaagooda  iyo sifaadka ay leeyihiin  taasina waxay sababi kartaa in bulshadu ka badbaado gacmo shisheeye.

Sheekha oo ka mid ah Culimada Isticmaasha aalada lo oyaqaan  (SOCIAL MEDIA) Ayaa ugu baaqay dumarka ducaadaa in ay isticmaalaan kuna faafiyaan khayrka kagana hortagaan  fasaadka iyo dhaqan xumada isla markaana soo daabacaan wax khayr.

Ikusoo duuboo kulankaan ayaa ugu danbayn tii dumarku waxay weydiiyeen sheekha su,aalo kusaabsan darsiga waxaana heekhu ka kaafiyay  dhamaan su,aalihii ayqabeen axaana uu siiyay dardaaran kuwajahan sideyn u qorshayn lahaayeen waqtigooda islamarkaana dacwada  uga faa iidayn lahaayeen waxaana lawada gaaray guud ahaan in laqaado masuuliyada diimeed .

Waxaana bari loobalan sanyahay  darsigii labaad ee Dowrada waxaana kuqoran labada aqoonyahan eek ala ah Dr Cabdiraxmaan Maxamed Abshir Iyo Maxmed Jeele Dhuubow Aaden.

no images were found

Nuur Jaamac Aadam
Al-Minhaaj Puntland.

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online