Fadiilat Sh Cali Warsame la Dardaarmay Arday Machadka sare ee Ducaada Hargeysa.

February 15, 2015 - Written by Editor

sh_caliBurco:-Fadiilat Al-Waalid Sh Cali Warsame Xafidahulaah ayaa kulan la qaatay arday ka timid magaalada Garoowe kuwaas oo wax ka baran doona Machadka sare ee Ducaada Hargeysa.

Sheekh Cali Warsame ayaa kula dardaarmay ardayada ducaada loo diyaarinayo ee wax ka baran doona Machadka sare ee Ducaada Hargeysa alle ka cabsi iyo in ay dacwada u sabraan waxaana uu Sheekhu u sheegay in dacwada ay tahay shaqadii anbiyada.

Sheekh Cali Warsame Xafidahulaah ayaa ka mid ah aabayaashii Dacwada Salafiya ee Soomaaliya waxana uu dowr ka soo qaatay faafinta dacwada waxaana alle uga baryayaa in uu Sheekha siiyo cimri dheer cibaado suuban uuna ka xifdiyo shar oo dhan .

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online