Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Hadlay Geerida Iyo Taariikhda Dr Kadare (VIDEO)
February 1, 2015 - Written by Editor
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Xuseen Sheekh Axmed Kadare isagoo si koobanna uga hadlay taariikhda uu marxuum Kadare ku dhex leeyahay umadda Soomaaliyeed.
Hoos Ka Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari
—DHAMAAD—

.gif)

