Khayrka iyo Wanaaga oo la isku Kaalmeysto Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen (Dhageyso)

February 9, 2015 - Written by Editor

Dr_haaruunKuala Lumpur:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiima badan oo uu ka jeediyey dalka Malesia Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen waxaana muxaadarada Sheekhu uu uga hadlay sida loogu baahan yahay in khayrka la isku kaalmeysto.

Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen ayaa kula dardaarmay ducaada iyo dhalinyarada in alle ay ka baqaan oo ay u diyaargarooban maalinta qiyaamaha oo aysan ku kadsoomin dhaldhalaalka aduunka.

Sheekh Dr Haaruun Xusen ayaa sidoo kale ka waramay ahmiyada khayrka oo la is amro iyo xumaanta oo la iska reebo waxaana muxaadarada ay ahayd mid aad u qiimo badan alaha naga dhigo kuwa ka faa,ideysta waanada iyo tawjiihaadka culumadeena aaamiin.

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Khayrka oo la isku kaalmeysto Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/Khayrka_1.mp3]

Ama Halkan Mp3
Yaasiin Cabdi Axmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online