Xarun dhaqan oo ku taal Copenhagen uuna ku sugaa Lars Vilks oo la weeraray

February 14, 2015 - Written by Editor

Denmark:-Rag aan haybtooda la garanayn ayaa weeraray galabata xarunta dhaqanka “Krudttønden ‘ee Copenhagen halkaas oo uu ku sugnaa mwaadin u dhashay Sweden oo la yiraahdo Lars Vilks oo ahaa farshaxamiiste sameeyey masawiro kartoon ah ku aflagaadeynayo nabigeena Maxamed NNKH.

Weerarka ayaa waxaa ku dhaawacmay 3 askari waxaana kacsan xaalada xarunta dhaqanka halkaas oo lagu kala cararay. Ragii Weerarka soo qaaday ayaa waxaa ay ku hubeysnaayeen hubka darandooriga u dhaca sida uu sheegay wargeysk ka soo baxa dalka Denmarka oo magaciisa la yiraahdo  Berlingske.

Ujeeddada weli lama oga, balse booliska ayaa sheegay in uu jiro weerar lagu qaaday xarun dhaqan oo ay ku sugnaayeen Farshaxamiiste Lars Vilks iyo Safiirka Faransiiska u fadhiya dalka Denmark.

Booliska magalada Copenhagen ayaa sheegay in hal qof dhintay 3 askarina ay ku dhaawacmeen ayna carareen ragii weerarka soo qaaday balse ay weli wadaan baaritaan ay arrinkaas ay ku baarayaan

A/ Osman
Denmark.

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online