Live Fatawaa From Ndola Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhamaad)

February 16, 2015 - Written by Editor

IMG-20150215-WA0008Ndola:-Waxaa dhawaan si toos ah aan idinkugu soo gudbin doonaa Fatawaa  uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal  ka jeedinayo Masjidka Ummaha ee magaalada Ndol waxaa live u tabinaya Radio Halgan Live.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal  ayaa ka jawaabi doona Fatawaa ama su,aalo ay weydiinayaan dadweynaha ku dhaqan magaalada Ndola .
Sheekh C/qaadir Boobe iyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maalmihii la soo dhaafay wxaaa ay muxaadaraad kale duwan ka jeedinayeen Masjidka Ummaha ee magaalada Ndol ee dalka Zambia waxaana ay socdaal dacwo ku soo mareen wadanka Mozambique.

Muxaadarada ayaa waxaa sidoo kale Live u tabin doona Radio Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlga magaalada Muqdisho lagana dhageysto koonfurta Soomaaliya.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin.

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online