Maamulka Jubaland oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay Hotel Central ee Muqdisho (Daawo)

February 22, 2015 - Written by Editor

jubalandKismaayo:-Maamulka Jubaland ayaa cambaareeyey qaraxii ka dhacay gudaha Hotel Central ee Muqdisho kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 20 ruux waxaana sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay 5o kale.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madxtooyada Maamulka Jubaland ayaa waxaa ku saxiixan Afhayeenka Maamulka Jubaland C/naasir Seeraar Maax waxaana uu ku tilmaamay weerarkii ka dhacay Jimcaha Hotel Center mid waxashnimo ah.

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka ay Maamulka Jubaland ka soo saareen Qaraxii Hotel Center.

no images were found

Dhanka kale waxaa qaraxa si adag u cambaareerer Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) wuxuuna sheegay in la baaro cida fududeysay qaraxii ka dhacay Hotel Center.

Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa waxaa wuxuu ugu baaqay DFS iyo Maamulada ka jira dalka in ay ka run sheegaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Hoos ka Daawo shirka Jaraa,id ee Madaxweynaha Jubaland uu ku qabtay magaalada Kismaayo.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online