Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid
February 12, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhanbaal tacsi ah u diray Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo hooyadiis allaha u naxariistee Marxuumad Ruqiyo Macalin Daahir ay ku geeriyootay Dalka Canada.
Hoos ka eeg Madaxweynahe Gaas oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Marxuumad Ruqiyo Macali Daahir
[singlepic id=8789 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

