Madaxweynihii hore Shariif Sh Axmed oo cambaareeyey qaraxii Hotel Center (Dhageyso)

February 22, 2015 - Written by Editor

shariifLondon:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa sheegay in loo baahan yahay in weerarrada al-Shabaab laga barto cashar.

Shiikh Shariif oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in uu uga tacsiyeynayo xukuumadda Soomaaliya iyo shacabkaba dadkii ku geeriyooday weerarka.

Weerarka ayaa waxa sheegtay al-Shabaab oo uu sheegay Shiikh Shariif in marka laga adkaado ay isku beddelaan kooxo yaryar oo bartilmaameedsada dadka madaxada ah iyo meelaha dadku ku badan yihiin. Waxa uu sheegay in ay tahay in cashar laga barto oo aanay nagu soo laaban.

Weriyaha BBC Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa wareystay Shiikh Shariif oo hadda ah ardey wax ka barta Jaamacadda Oxford ee dalka Ingriiska.

Hoos ka Dhageyso Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh Axmed Ee BBC la yeelatay.

[audio:http://wsodprogrf.bbc.co.uk/somali/dps/2015/02/3beb07e3_shariif_150222_wareysi_shariif_shiikh_axmed_au_bb.mp3]

Xigasho BBC Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online