Muxaadaradii Sheekh Maxamed Umal Ka jeedshay Ndola Daahirinta Nafta (Dhageyso)

February 15, 2015 - Written by Editor

umalZambia:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii uu shalay ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Ndola waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa kaga hadlay Tazkiyatu Nafsi ama Daahirnta Nafta.

Sheekh Maxamed cabdi Umal ayaa si qota dheer uga hadlay Ahmiyada ay leedahay daahirta Nafta iyo in qofka muslinka laga doonayo in uu leyliyo naftiisa uuna dagaal la galo Sheydaana oo cadow u ah nafta biniaadamka.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa ku booriyey dhamaan shacabkii ka soo qeyb galay muxaadarada in ay ku dadaalaan daahinta nafta isaga oo nusuus badan u soo gudbiyey dadweynihii dhageysanayey muxaadarada.

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii Sh Maxamed Cabdi Umal ka Jeediyey magaalada Ndola Daahirinta Nafta.

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/tazkiyatu_nafsi1.mp3]

ama Halkan Mp3

Waxaa kale oo Sheekh Maxamed Cabdi Umal la weydiiyey su,aalo aad u tiro badan oo kala duwan isaga oo ka jawaabay dhamaan su,aalihii la weydiiyey markay na soo gaaraan waan idiin soo gudbin doonaa inshalaah.

Halgan.net
Ndola
Zambia

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online