Nadwo diini ah oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ceegaag[Video/Masawiro]

February 9, 2015 - Written by Editor

[1Ceegaag:-Nadwo Cilmiyeed diini ah oo lagu Qabtay Magaalada Ceegaag ayaa la soo gabagabeeyey iyadoo ay Nadwadaan ay ka qayb qaateen Culimo’udiin ka kala yimid Gobolka Cayn iyo Gobolka Sool. Nadwadaan ayaa waxaa loogu Magac Daray :’Islaamku Waa Diin Nololeed’ Waxaa Soo qaban qaabiyay Maamulka Machadka Al-Iimaan ee Magaalada Ceegaag.

Intii ay socotay Nadwo cilmiyeedkaan diiniga ah ayaa waxaa culimadu ay ka soo jeediyeen Muxaadaraad kala duwan iyo Duruus Diini ah waxa looga gol lahaa baraarujinta iyo wacyi gelinta Bulshada ku dhaqan magaalada Ceegaag iyo deegaanada ku dhow dhow waxaan nadwada ka faa’iidaystay dadweyne aad u fara badan.

Culimada ka Qayb gashay nadwad waxaa ka mid ah:-

-Sh Axmed Maxamed Suleebaan

-Dr.C/shaafi Axmed Cali.

-Dr.C/rashid Yusuf Maahir.

-Mr: Abshir cabdi faarax.

-Sh. Max’ed C/qani Maclin Faarax.

-Sh. C/raxmaan Xassan Faarax Suudi.

-Sh. Max’ud Cabdi aw Xassan.

-Sh. Max’ed Haybe Gaas.

Dhamman culimadani waxa ay ka kala yimaadeen magaalooyinka kala ah Laascaanood iyo Buuhoodle ee Gobolka Sool iyo Cayn.

no images were found

Hoos ka Daawo Nadwada diiniga ah ee lagu so gabagabeeyey magaalada Ceegaag 28.01.2015


Mawliid Ismaciil
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online