Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh
(February 24, 2015)
 Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa shalay waxaa uu xafiiskiisa ku qaabbilay Mudane Cali Khaliif Galaydh, oo hore Soomaaliya uga soo noqday Ra’iisal Wasaare, hadda loo d
Xaalada Caafimaad ee Isbitaalka Manhal Hospital ee magaalada Laascaanood.[Masawiro]
(February 23, 2015)
Laascaanood:-Isbitaalka weyn ee Manhal Hospital ee ku yaal magalada Laascaanood ayaa ah Isbitaal shaqeeya 24 saac waan Isbitaalka labaad ee ugu weyn ee ku yaal gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta
Nadwadii ugu danbaysay ee lagu qabtay magaalada Boorame (Daawo)
(February 23, 2015)
Boorame:-Waxaaan idiin soo gudbineynaa nadwadii ugu danbaysay ee lagu qabtay Boorame ee xarunta gobalka Awdal waxaana nadwada muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey culumada Soomaaliyeed ee ka qeyb gala
Warbixinta Xisaab celinta dhismaha buundada Middigar, Libaaxo, Xamurta iyo Fallaryaale [Masawiro]
(February 23, 2015)
Garoowe:-Buundada Middigar waxay ku taal galbeedka tuulada Sin-u-jiif ee hoos timaada degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal . Halka buundadu ka dhisan tahay waxaa jabsaday duufaan-roobaaddii ku dhufa
Hadaan ogaan lahaa ninkeyga uma diideen xaaskale
(February 23, 2015)
Salaamu Calaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa qiso qabsatay haweenay muslimad ah, taas oo laxariirta imtixaan kala soo gudboonaaday xaga guurka faraha badan Majaalkan ragga hadal iyo tacliiq midna ugum
Wasiirka Difaaca oo Kormeeray Xarunta loo dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xogga dalka [Masawiro]
(February 23, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagay goob laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xoogga Dalka Soomaaliy
Safiirka Turkiga Olgan Bekar oo gaaray magaalada Kismaayo.[Masawiro]
(February 23, 2015)
Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose Safiirka dowlada turkiya u fadhiya Soomaaliya danjire Olgan Bekar . Wafdiga la socday safiirka Turkiga ayaa waxaa
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo booqdey dadkii ku dhaawacmey weerarkii Hotel Central.[Masawiro]
(February 23, 2015)
Muqdisho, Feb 23, 2015…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa saaka booqday Isbitaal Digfeer oo ay ku jiraan qaar kamid ah dhaawac
Maxkamada Ciidamada Puntland oo Xukun ku riday Eedeysanayaal.
(February 22, 2015)
Boosaaso:-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee gobolada Bari, Karkaar, Sanaag, Hayland iyo Gardafuu ayaa Xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal lagu eedeeyey in ay wax u dhimeen amaanka deegaanada Pu
Waa sidee Nabadgelyada magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.[Video]
(February 22, 2015)
Garoowe:-Wariyaha Tv-ga Universal ee ka howl gala magaalada Garoowe Keyse Muuse ayaa waxaa uu ka soo diyaariyey magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland xaaladeeda guud gaar ahaan dhinac amnig

« Previous PageNext Page »