Waa sidee Nabadgelyada magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.[Video]

February 22, 2015 - Written by Editor

1Garoowe:-Wariyaha Tv-ga Universal ee ka howl gala magaalada Garoowe Keyse Muuse ayaa waxaa uu ka soo diyaariyey magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland xaaladeeda guud gaar ahaan dhinac amniga iyo qaabka ay dadweynaha , gacansatadu ay howshooda u gutaan ilaa laga gaaryo 11.00 habeenimo.

Waxaa kale oo wariyaha Tv-ga Universal ee magaalada Garoowe uu soo bandhigay qaabka ay ciidanka Booliska ee Garoowe ay u sugayaan amaanka magaalada iyagoo la dagaalama dhalinyarad sameeya waxyaabaha amniga wax u dhimaya waxaana uu arrinkaas ka waraysteen Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Nugaal Axmed G/sare Cabdullaahi Samatar (Layli).

Hoos ka Daawo Taliyaha Qaybta Gobolka Nugaal Oo Tvga Universal Uga Waramay Amniga Garoowe.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online