Ra’iisul wasaare Sharmaake oo ka tacsiyeeyey geeridii Dr.Xuseen Sh.Axmed Kadare

February 1, 2015 - Written by Editor

OLYMPUS DIGITAL CAMERAMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay gaaridii naxdinta lahayd ee ku timid allah ha u naxariistee marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, wuxuna eebe uga rajeeyay in uu ka waraabiyo naxariistiisa janno.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u direy qoyskii, ehelladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ahaa shaqsi door muuqda kasoo qaatay qoraalka afka Soomaaliya.

“Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun, anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Xukuumadda Soomaaliya,waxan alle uga baryayaa inuu jannadiisa ka waraabiyo, samir iyo iimaana naga wada siiyo Marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo wax badan ay ku xasuustaan dadka Soomaaliyeed”ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo sii hadlaya waxaa uu sheegay in Dr. Kadare lagu xasuusan doono qoristii afka Somaaliga, suugaanta iyo halgankii xornimo doonka.

—-DHAMMAAD—-

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online