Sheekh Mustafe Xaji Ismail oo Socdaal dacwo ku iman doona dalka Sudan

February 22, 2015 - Written by Editor

rabidadaSudan:-Raabidada ardayda Soomaliyeed ee caalmiga ah ee dalka  Sudan ayaa waxay marti galin dontaa fadiltu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun oo socdal dacwo ku iman doona dalka Sudan waxaana kale oo kulan la qaadan doonaa ardayda iyo jaaliyada somaaliyeed ee ku nool dalka  Sudaan gaar ahaan caasumada ee khartum .

Sidaas darteed waxaa lagu war galinyaa dhamaan ardayda aqoonyahanka iyo gancsatda iyo dumarka soomaliyeed ee ku nool dalka sudaan gaar ahan magaalada Khartuum  inuu imaan doono inshaa alah dhamaadka asbuucan  .

Sheekh Mustafe Xaji Ismail ayaa muxaadarooyin kala duwan ku qaban doona hadii alle idmo magaalada Khartuum  waxaana ay raabidada ardayda caalamiga ee Sudan u saaartay gudi qaabilsan soo dhaweynta Sheekha iyo nidaaminta barnaamijka dacwada waxaana ay dib idiinka soo gudbin doonaan jadwalka muxaadaraadka sheekh Mustafe Xaji  Ismail hadii alle idmo.

Gudiga qaban qaabada booqshada Sheekh Mustafe Xaji Ismail
(waaxda warbaahinta iyo isku dubaridka)  ee uu horkacayo  Xassan Muse Nuux . gudomiyihii hore ee raabidada …..
Mahadsanidiin

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online