Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay Nabadgelayad iyo Maamulka
February 19, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Safarkii Madaxweynaha ee Ethiopia, Xaaladda Nabad gelyada guud ee dalka, Kastamka Cusub ee Galdogob, Hay’ada astaynta maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqa.
Hoos ka eeg warsaxaafadeedkii ka soo baxay Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland
[singlepic id=9106 w=900 h=800]
[singlepic id=9105 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

