Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo laga soo saaray qodobo dhowr ah
February 12, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa sidii caadiga aheyd waxaa looga hadlay arrimaha Amaanka, Sharciga sahaminta saameynta deegaanka, kastamka u dhaxeeya Puntland iyo Ethiopia iyo sidoo kale Reformska hay’addaha dawladda.
Hoos ka eeg Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo laga soo saaray qodobo dhowr ah
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net