Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo laga soo saaray qodobo dhowr ah
February 12, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa sidii caadiga aheyd waxaa looga hadlay arrimaha Amaanka, Sharciga sahaminta saameynta deegaanka, kastamka u dhaxeeya Puntland iyo Ethiopia iyo sidoo kale Reformska hay’addaha dawladda.
Hoos ka eeg Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo laga soo saaray qodobo dhowr ah
[singlepic id=8786 w=900 h=700]
[singlepic id=8787 w=900 h=700]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

