Taliska Booliska Gobolka Bari oo soo bandhigey maxaabiis ay ka qabteen Al-Shabaab.[Masawiro+Cod].

February 8, 2015 - Written by Editor

IMG_9004Boosaaso:-Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Taliska Booliska ee Gobolka Bari ay goordhow soo bandhigeen maxaabiis ay ku qabteen howlgalo ay xalay ka fuliyeen magaalada Boosaaso.

Maxaabiista laga qabtay Al-Shabaab ayaa la qabtay markii ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso oo ku sugnaa bar kantarool gaar ahaan Panarooma ay joojiyeen gaari iyaga oo baari rabay ka dibna dhagar qabe ka tirsan Al-Shabaab uu dilay askari.

Ciidanka ayaa intaas ka dib weerar ku qaaday qolyahii dilay askari ka tirsanaa ciidanka Boosaaso iyago oo dilay  labo qof oo ka tirsan Al-Shabaab oo saaka meydkooda ay soo bandhigeen waxaan kale oo ay ciidanka soo bandhigeen Hub kala duwan iyo Gaadiid .

Taliyaha Ciidanka Puntland iyo saraakiil kala duwan ayaa ku sugnaa goobta lagu soo bandhigey maxaabiista waxayna si cad u sheegeen in kooxdan weerarka soo qaaday ay taageero ka helaan Maamulka S/land.

Maamulka S/land ayaa in badan iska fogeeyey eedeymaha ay Puntland u soo jeedisay oo ah in ay taageerto kooxda Al-Shabaab.

no images were found

Shirka Jaraa,id ee lagu soo bandhigay maxaabiista Al-Shabaab ayaa waxaa ka hadlay Taliyaha ciidanka Booliska Puntland ,Taliye kuxigenka Booliska Puntland ,Taliyaha Qaybta Gobolka Bari, Duqa Degmada Boosaaso,Cabdi jamaal.iyo xubin ka tirsan Al-Shabaab hoos ka dhageyso

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/92iub8paab/Taliska.mp3]

Ama Halkan Mp3
M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online