Waxgaradka iyo Odayaasha ku dhaqan Gobolka Karkaar oo a tacsiyeeye geeridii Suldaan C/qaadir

February 22, 2015 - Written by Editor

5Qardho:-Waxgaradka iyo Odayaasha ku dhaqan Gobolka Karkaar ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar waxaa ay uga tacsiyeeyeen Geeridii Allah u naxariis tee Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Suldaan Yaasiin Suldaan Cali Keenadiid oo ku dhintay Qaraxii ka dhacay masjid ku yaal gudaha Hotel Central ee magaalada Muqdisho

Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay Isimada, nabadoonada, aqoonyahanada, masuuliyiinta, Maamulka Jaamacada Bariga Afrika Qaybta Qardho iyo waxgardka Gobolka karkaar isagoo kulanka u jeedkiisu uu ahaa in tacsi tiiraanyo leh dhamaan dadkii ku dhintay qaraxii Muqdsho guud ahaan iyo gaar ahaan Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Yaasiin Suldaan Cali Keenadiid oo ka mid ahaa Issimada Puntland.

Kulankan ayaa waxaa kale oo si gaar ah loogu tacsiyeeyay Xaasaskii, Caruurtii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Cabdiqaadir Suldaan Yaasiin Suldaan Cali Keenadiid waxaana ilaah looga baryay in Allaah uu ku abaal mariyo janadii fardowsa maadaama ay gacan ka xaq daran ay dishay xili uu soo gutay waajibaadka rabi.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online