Weerar Caawa mar kale ka dhacay magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark.

February 14, 2015 - Written by Editor

untitledCopenhagen:- Ciidanka Booliska iyo kuwa Sirdoonta PET ee dalka Denmarka ayaa xaqiijiyey in caawa mar kal ay toogasho ka dhacday meel ku dhow Nørreport Station waxaana dhaawac uu soo gaaray laba askari oo ka tirsan Booliska magaalada Copenhagen.

Booliska magaalada Copenhagen ayaa ka gaabsaday in uu xaqiijiyo in ay xiriir ka dhaxeeyo weerarkii galabta ka dhacay xarunta dhaqanka Krudttønden ee Østerbro iyo weerarka caawa.

Magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark ayaa waxaa aad loo adkeeyey amaanka waxaana meel walba socda gaar ahaa goobaha laga raaco tareemada ciidamo Boolis ah oo ku hubeysan qoryaha AK47 .

Muslimiinta ku dhaqan dalka Denmark ayaa iska fogeeyey weerarada ka dhacay Denmarka gaar ahaan magaalada Copenhagen waxayna sheegeen in aysan waxba ka ogeyn .

A/Osman
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online